Alshaab oo Lagala Wareegay Deegaano Hoos Taga Degmada Afgooye

0
36

Wararka naga soo gaaraya soo gaaraya gobolka Shabeellaha ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya la kala wareegeen xoogagga Al-shabaaab deegaanka Sabiid oo hoostaga degmada Afgooye.

Ciidamada dowladda ee oo shalay shalay gelinkii dambe la wareegay deegaanka Sabiit ayaa saacadihii ugu danbeeyay howlgallo ka wada deegaanka.

Saraakiisha ayaa dowladda ayaa sheegay in la wareegida deegaanka iyo howlgallada ka socday yihiin kuwo muhiim u ah ka hortaga qaraxyada ay halkaa ku diyaariyaan.

Al-Shabaab ayaa isaga baxay deegaanka waxaana dadka deegaanka ay sheegayaan in ay ka cabsi qabaan dagaalo ka dhaca deegaanka, inkastoo xaalada tahay mid degan.