Dhegeyso:Maamulka Galmudug oo Digniin u Direy Xukuumada Dhexe

0
29

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa War ka soo saaray weerar ay ciidamada Danab iyo NISA ay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee ku taalla magaalada Cadaado.

Agaasimaha Madaxtooyada galmudug Maxamed Cabdi Aaadan oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Gaalkacyo ayaa sheegay in xilligan ay nasiib darro tahay in iyada oo dowladda Federaalka ay sugi weysay amniga Muqdisho oo maalin walba dadka lagu dhameynayo in ay weerar kusoo qaado Galmudug sida uu hadalka u dhigay.