Dhegeyso: Xildhibaan Ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed oo Xaley Hoygiisa Lagu Weeraray

0
33

Xildhibaan Carfo Ibaahim Aadan oo ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed karna soo noqday Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ee is casilay ayaa habeenkii xalay lagu weeraray guri uu ka deganaa magalada baydhaba.

Xildhibaanka oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa uu ka warbixiyey sidey wax u dheceen iyo weliba halka uu ku maqnaa xiga uu weerarka dhacayey.