Dhegeyso: Malaaq Axmed Xaaji Xasan oo ka Hadley Doorashada Koonfur Galbeed

2
49

Malaaq Axmed Xaaji Xasan oo ka tirsan malaaqyada koonfr galbeed ayaa sheegay inaysan taageeri doonin Murashaxii Madaxweyne kusoo baxo inta ay socoto juujuubka doorashaduna ay ka fog tahay xor iyo xalaal.

Malaaqa ayaa intaasi ku daray in Maqnaashiyaha Mukhtaar Rooboow Abu Mansuur Oo Dawlada u xiran ay ka dhigan tahay in Doorashada aysan aheyn mid xalaal ku dhici karta.

2 COMMENTS

  1. Farmaajo’s government is playing a-dare-you game in Baidoa.
    This government isn’t even capable of standing back from the abyss,
    for it is hurtling towards its own demise.

    “So Good while it lasted,” said the man who fell from the airplane.

    THE GOVERNMENT IS ENJOYING THE BRIEF FREE FALLING SENSATION
    BEFORE IT HITS THE GROUND.

  2. Hala taageero Madaxweynaha KG mudane Abdiaziz laftaaren wuxuu ku yimid doorasho xaq iyo xalaal ah.mindi mindi kutaag dan ugama jirto dalka iyo dadka digilmirifle.mhd

Comments are closed.