Dhegeyso: Xildhibaano Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed oo Ka Horyimid Ciidanka La Geeyey Magalada Baydhaba

0
127

Xildhibaano ka tirsan baarlamanka dowlada federaalka oo kasoo jeeda deegaanada koonfur galbeed oo warbaahinta la hadley ayaa sheegay iney aad uga xun yihiin go,aank ay xukuumada ugu dirtey 100 askari kuwaas oo ay rabo xukuumada iney ku carqaladeyso doorasha la filaayo iney dhawaan ka dhacdo magalada baydhaba.

Xildhinaanada ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in ay faragalin qaawaan ay ku heyso doorashadda maamulka Koonfur Galbeed ayna dooneyso in halkaasi ay geysto ruux wax loo soo meeriyey.

Xildhibaano ka hor yimid ciidanka baydhabo la geeyey-