Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka oo Runta u Sheegay Farmaajo Iyo Kheyre

0
92

Gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya Maxamed Mursal oo maanta la hadley idaacada VOA ayaa runta ugu sheegay labada masuul ee ugu sareysa dowlada federaalka somaliya wuxuuna sheegay in dalka uu xiligan u baahneyn dagaal iyo rabshado sidaas daraadeedna aysan mukhtaar roobow musharaxnimadiisa aan la hor istaagi karin.