Daawo Sawir uu Maanta Amiin Ka Sameeyey Musharax Shariif Xasan

0
70

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatay sawir uu ka sameeyey madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Shariif Xasan Sheekh Adan oo ah musharax u taagan in uu xilka mar kale kusoo laabto.