Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Shacab kula Hadlay Garoonka Istaadiyo Muqdisho

0
49

Reysulwasaaraha xukuumada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta booqday garoonka weyn ee istadiyo muqdisho oo ay dhawaan ka bexeen ciidama amisom oo halkaasi u ahaan jirtey fariisimo.

Reysulwasaare kheyre oo halkaasi kula hadlay boqolaal ruux ayaa waxaa uu sheegay in somalida looga bahan yahay iney gacantooda ku dayactirtaan garaanka isla markaana islaashadaan.

Xasan Cali Kheyre