Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Dalka Somaliya oo Warbahinta Kula Hadley Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade

0
78

Madaxweynihii hore ee dalka somaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta warbaahinta kula hadlay garoonka diyaradaha ee Adan cade kadib kolkuu dalka maanta dib ugu soo laabtay.

Xasan ayaa sheegay in uu dhegeysan doono dhamaan bulshada somaliyee meel walba oo ay joogaan isla marakana ka shaqeyn doono dalka sidii horey ugu sii socon lahaa si looga gudbo dhibaatooyinkii horey loo soo maray.

Xasan Sheekh Maxamuud