Waxaa goor dhaweyd lasoo gabagabeeyey wareegii 3xaad ee doorashooyinka gudoonka baarlamaanka kaasoo ay isugu soo bexeen Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal, iyo Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow.
Gabagabadii ayaa waxaa halkaasi ku guuleystey kursiga gudoomioyaha baarlamaanka Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal.
Xildhibaan Maxamed Sh. C/raxmaan Mursal 147 Cod
Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow 118 Cod
