Daawo Dood aad u Xiiso Badan oo Dhex Martey Xildhibaan Dalxa iyo Xildhibaano Ka Socda Koonfur Galbeed

0
296

Dood aad u xiiso badan ayaa waxaa ay dhex martey Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa wasiiru dowlaha wasaarada aminiga maamulka shariif xasan Xildhibaan Cali Xasan Xildhibaan Black iyo Ugaas Maxamed weli Sheekh Axmed doodaasi oo diirada lagu saarayey mooshinka beryahan ay abaabulayaan qaar ka tirsan xildhibaanada maamulka koonfur galbeed iyaga oo shariif xasan ku eedeynaya in uu shaqadii loo idmadey gudan waaye.