Dhegeyso: Xildhibaano Kasoo Jeeda Koonfur Glabeed oo Ka Cabanaya Tacdiyaad uu Maamulka Shariif Kula Kacay

0
179

Waxaa maalmihii lasoo dhaafey Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ka socdey mooshin ay wadaan xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya kaas oo ay ka wadaan Shariif Xasan Sheekh Aadan hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed.

Kulamo kala duwan ayaana ka socda Magaalada Baydhabo, waxaana dhanka kale jira Xildhibaanda Koonfur Galbeed qaarkood oo sheegaya in loo soo dirayo fariimo hanjabaad ah looguna sheegayo in la dilayo.

Xildhibaan Cibaado Cabdi oo ka tirsan kuwa Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in iyada loo soo diray fariimo hanjabaad ah oo loogu sheegayay in la dili doono,taas oo ay ku sheegtay in ay masuul ka yihiin Masuuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed.

Cibaado-Cabdi-Cali-Xildhibaan-Koonfur-Galbed

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cibaado-Cabdi-Cali-Xildhibaan-Koonfur-Galbed Mobil