Dhegeyso: Xasan Daahir Aweys oo Taageerey Alshabab Fariina u Direy Madaxweyne Farmaajo

0
330

Xasan Daahir Aweys oo hadda Xabsi Guri ku ah Magaalada Muqdisho oo fariin u diyaraya madaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed cabdullahi farmaajo ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu helay Taageero Shacab oo Dal iyo Dibad ah,wuxuuna Xusay in loo baahan inuu ka Faa’deysto islamarkaana uusan Lumin Taageeradaas uu helay.

Sidoo kale Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay Arrimaha Al-shabaab,wuxuuna uu dhaliilay qaabka loola Macaamilo Xarakada Al-shabaab.

Xasan-Daahir-Aweys

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xasan-Daahir-Aweys Mobil