Kulan ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta iyo waxgaradka koonfur galbeed ayaa maalintii shaley waxaa uu ka dhacay magalada muqdisho, kulankan oo diirada lagu saarayey aaya ka talinta gobolka shabelaha hoose iyo xoojinta midnimada koonfur galbeed.
Gebi ahaan dadkii ka qeyb galey kulankan ayaa isu raacay in maamulka shariif xasan uusan ka talin isla markaana uu gacan saar la leeyahay dadka xooga ku heysta gobolka shabelaha hoose.
Gabagabadii kulanka ayaa dhamaan ergadii ka qeyb gashey kulankaasi waxaa ay isku raaceen in shariif xasan uu talada koonfur galbeed isaga dego maadaama uu qaban waayey howlihii loo idmadey.
Nala dhegeysta qaar ka mid ah dadkii meesha ka hadley.
Siyasiyin Cambareyey Shariif Xasan
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Siyasiyin Cambareyey Shariif Xasan Mobil
