Dhegeyso: Xildhibanada Maamulka Koonfur Galbeed oo Sheegey Iney Ayaga Ku Qasbeen In Shariif uu Isku Shaandheyn Ku Sameeyo Wasiirada

0
38

Xildhibaan cusmaan axmed islow oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka maamulka koonfur galbeed oo la haley warbaahinta   ayaa sheegey in baarlamaanka ku qasbeen in shariif xasan uu goloihiisa wasiirada isku shaandheyn ku sameeyo maadaama aysan heyn wax shaqo ah.

Xildhibaan cusmaaan ayaa sheegey in waqtigeedala joogo in dowladan isku shaandheyn lagu sameeyo maadaama ay in mudo ah jiraanisla markaana aysan weli shaqo la taaban karo aysan sameyn intooda badan.

Mar uu arintaasi ka hadlaayey hadaladiisa waxaa kamid ahaa.

Xildhibaan Cusmaan Axmed

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Cusmaan Axmed Mobil