Dhegeyso Agaasimaha Waaxda Socdaal oo Sheegey Iney Yaraatey Somalida Isticmaasha Basaboorka Ajnabiga

0
35

Agaasimaha waaxda socdaalka iyo jinsiyada maxamed jimcaale koofi oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in uu yareedey isticmaalka baasboorka ajnabiga isla markaana uu batey isticmaalka baasaboorka somaliya

Agaasimaha ayaa sheegey in ay ganacsatada somaliyeed ay inta badan isticmaali jireen baasaposka ajaanibta balse hada ay badatey in ay qaataan pasporka somaliyeed taasi ay u fiican tahay jiritaanka dolada somaliyeed maadaama uu pasporkii somaliyeed dib usoo noqon doono.

Agaasimaha waaxda socdaalka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Agaasimaha waaxda socdaalka Mobil