Tacsi: Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

0
135

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaa habeenkii xaley ku geeryoodey dalka Australiya alaha u naxariistee Ing Xasan Maxamuud Abuukar, Hadii aynu nahay bahda daafeed meida waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa guud ahaan shacabka koonfur galbeed meel walba oo ay joogaan

Waxaan kaloo halka tacsi uga direynaa Xaakiisa Fadumo Mohamed Husein, dhamaan eheladii iyo qaraabadiisa uu ka geeryoodey meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxaana leenahay samir iyo iimaan ilaaheyn ha idinka siiyo qabsiriisana wasac ilaahey ha uga dhigo janadii fardowsana ilaahey haka waraabiyo Amiin Amiin.