Aqriso Magacyada Gudiga Ilaallinta Anshaxa Doorashooyinka Madaxweynaha oo uu Maanta Ku Dhawaaqey Ku Simaha Madaxweynaha Prof Jawaari

0
105

Ku simaha madaxweynaha dowlada federaalka somalilya isla markaana ah Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magacaabay Guddiga ilaalinta Anshaxa iyo Asluub wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.