Dhegeyso: Kooxo Isbaarooleey Ah oo Maalintii Shaley Dhib Ka Geystey Deegaan Busleey ee Gobolka Shabelaha Hoose

0
47

Koox isbaarooleey ah ayaa waxaa ay degaanka Busley ee Sh.hoose ku qafaasheen Gaari Rakaab ah oo ku sii jeeday Degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubada hoose.

Kooxdan ayaa Gaariga ka leexsaday laamiga,waxaana ay dadkii saarnaa Gaariga oo 28 Qof ahaa ka qaateen lacago farabadan oo doollar ah.

Wadaha Gaariga la baartay ayaa sheegay in Haweenka qaar la amray in ay lacago weydiiyaan Ehelkooda iyada oo Kooxda Burcadda ah ee jidka u galay ay taleefanno u dhiibayeen dadka Rakaabka ah si lacagta ehellada ay ugu soo shubaan.

Hadaladoodana waxaa ka mid ahaa.

Isbaaroo Sh Hoose

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Isbaaroo Sh Hoose Mobil