Daawo Kulan Ay Isugu Yimaadeen Gudiga Jaaliyada Digil Iyo Mirifle ee Toronto Iyo Maxamed Cabdi Xamiid oo Noqdey Shaqsiga Sanadka 2016

0
31

Gudiga jaaliyada digil iyo mirifle ee magalada toronto ayaa habeenkii xaley waxaa ay isugu yimaadeen kulan, Kulankaas oo ay uga hadlayaan seddex qodob oo kala ahaa Abaaraha ka jira deegaanada koonfur galbeed, Odayaasha dhaqanka ee sida gardarada ah loogu diley hottel dayax iyo in abaal marin la gudoonsiiyio maid ka mid adadka aad ugu firi fircoon wax u qabadka shacabweynaha koonfur galbeed.

Kulankan ayaa waxaa ayaa si buuxda loogu cambaareeyey falkii waxashnimada ahaa ee sida gardarada ah loogu diley dad shacab ah oo aan waxba galabsan iyo malaaqyo kasoo jeeda beelaha koonfur galbeed wexeyna ka codsadeen maamullka koonfur galbeed iyo xukuumada federaalka ah in baaritaanlagu sameeyo dadkii ka dambeeyey faljkaas waxashnimada ah.

Waxaa kaloo kulanka la isugu soo qaadey sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira deegaanada koonfur galbeed gaba gabadii kulanka waxaa la isku raacey in gudi gaar ah loo sameeyo ayagana ay howshaasi sida ugu dhaqsiyaha badan kusoo af jaraan.

Gabagabadii kulanka ayaa isla goobtaas waxaa hadiyad lagu gudoonsiiyey Maxamed Cabdi Xamiid oo ka mid ah shaqsiyaadka siwada weyn uga qeyb qaata wax qabadka bulshada koonfur galbeed gudiga ayaa Maxamed waxaa ay u garteen in uu ahaa shacqiga 2016 wexey ilaahey uga naryeey in uu ajir iyo xasanaad ilaahey ja siiyo howsha uu umada u haayo.