Monthly Archives: December, 2016

Browse our exclusive articles!

Baarlamaanka Cusub oo Looga fadhiyo Iney Ku Dhawaaqaan Xiliga La Dooran Doono Gudoomiyaha Barlamanka Iyo Madaxweynaha

Baarlamaanka cusub ee 10aad oo kalfadhigiisii ugu horeeyey yeeshay maalintii shalay, ayaa lagu wada in maalmaha soo socda ka doodaan waqtiga la qabanayo doorashada...

Madaxweynaha Waqtigiisa Dhamaadey Xasan Sheekh oo u Hambalyeeyey Xildhibaanada Cusub

Madaxweynaha Soomaaliya ee Waqtigiisa Dhamaadey Xassan Sheekh Max’uud ayaa sheegay in hambalyo u diray baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo maalintii shalay sheegay kalfadhisii uu...

JACEELKII ASAD IYO BOQORADA (Qeybta 5-aad)

Asad oo eey murugo aad xanuun badani wa muuqato wejigiisa ayaa sheekada uu halkeedii kasii waday waxaa ii habooneed sharaf ahaan iyo ragnimo ahaanba...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Dhaarinta Qaar Ka Mid Ah Xildhibanadii Hore

Sida aynu la socono maanta waxaa iskoola boliisiya lagu dhaariyey qaar ka mid ah xildhibaanadii dhawaan ay soo doorteen maamul goboleedyada kuwaasoo intooda badan...

Beesha Caalamka oo Walaac Ka Muujiyey Kordhinta Xubnaha Aqalka Sare

Beesha caalamka ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay qaar ka mid ah go’aanada kasoo baxay Hogaanka Madasha Wadatashiga Qaran ee ku saabsan hanaanka doorashooyinka...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img