Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegey Amni Darada Ka JIrta Magalada Muqdisho Ay Masuul Ka Yihiin Milateriga

0
166

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in amni darada Muqdisho ay ka dambeeyaan Ciidamada hubeysan ee hubka ku dhex sita Muqdisho.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudomiyaha Gobolka Banadir