Qaar ka tirsan odayaasha dhaqanka gobolka shabeelaha hoose ayaa cabasho balaaran ka muujiyey qaabka uu u shaqeynaayo maamullka uuhogaamiyo shariif xasan wexeyna sheegeen in gobolka uu dudsiiyey xaquuqdooda isla markaana uu u horseedey in dad aan deegaanka u dhalan uu xaqooda siiyey.
Gudoomiyaha odayaasha gobolka shabeelaha hoose C/qaadir Ajuuke oo la hadley warbaahinta ayaa hadaladiisa waxaaka mid ahaa.
Odayaasha Gobolka Shabelaha hoose
