Dhegeyso:Cali Cabdi Cumar Oo Ugu Baaqey Shacabka Reer Afgooye Iney Iska Dhiciyaan Kooxaha Afduubka Ku Heysta Degmada

8
35

Cali Cabdi oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda degmada afgooye ayaa sheegey in ay tahay wax laga xumaado wixii xaley ka dhacay degmada afgooye in ciidamo isku sheegaya iney ka tirsan yihiin dowlada in ay guryo galaan isla markaana dad shacab ah iyo caruur aan waxba galabsan halkaasi ku dilaan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cali Cabdi Boore

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cali Cabdi Boore Mobil

8 COMMENTS

  1. Maasha alaah, waxaan halkaan ugu mahadcelinayaa godoomihaha guud beesha Geledi North America. Mudane Ali Abdi Boore.

  2. Soomalida waxey ku maahmada – “Habar” dhali waydey aleelo eey ku waalata. Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa dhowaanahaan ka jiray dhibaatooyin isugu jira dil, dhac, kufsi iyo barakicin ay wadeen maleeshiyaad beeleed misna ku labisan tuutaha ciidanka xooga dalka. Dhibaatooyikaan aan soo sheegay ee ka socdo Afgooye iyo guud ahaan Gobolka Sh. Hoose marne ma aheen, mane eheen dagaalo siyaasaeed ama diimeed ama mid u dhaxeeyo laba qabiil. Dagaalka waxu u dhexeeya qolo tuugo (moryaan) cadeeysatey ah oo rabto in eey xoog ku qaadato ilo dhaqaalo eey dadka ka dhashay Sh. Hoose leeyaheen.
    Waxa la yiraahda:
    ”Mukulaal meeshey macaan ku barato eey macluul ogo dhimata”
    “Moryaane meeshey moos iyo babaay ku barato eey macluul ogo dhimata”

  3. waxaan la yaabay ciidanka shariif xassan u jooga afgooye oo ka dhinac dagaalamay ciidamada mooriyaanta waa ayaandaro facwayn in gobolka la sheegto shacabkiisana la baabi’yo reer aw digil waa inaysan cadowgooda kala jeclaan reer mirifle maantay hawiye la safteen

  4. illahi halaga baaqo nin weyn ayaa tahay wali waxa jogtaa waagii hore illahi cuqdada haga saaro

  5. ninka wata abdukadir hilowle anaga ilmada yaxaaska uma baahnin halaguugu dhaarto cuqdad waxaa qaba ninkii dhulka awowgiis ka haajira

  6. waa in la iska dhiciyaa moriyaanta dhibka ku heysa gobolka sh/hoose..waa in loo hura naf iyo maal si lo difaaca dadka aan waxba galabsan ee degan magaalada gobolka gar ahaan rer afgooye..ciidanka k&galbeed ee joga afgoye digil iyo mirifle i wa ku wada jiranmlama dhihi karo wa mirifle kaliya runtii..warmoge bad tahay

  7. xasan ciidanka k/galbeed waa mirifle oo sooc ah sxb anaga ajaanib manahin reer aw digil xagee lagu ciidameyay hana indha sarcaadin sh/hoose waan la soconaa daqiiqad daqiiqad

Comments are closed.