Aqriso Warmurtiyeedkii Kasoo Baxay Kulanka Madasha Qaranka Ee Ka Socdey Magalada Baydhaba

0
34

Kulankii madasha wadatashiga Doorashooyinka Somalia ee 2016-ka ee lagu qabtay Baydhabo ayaa waxaa laga soo saaray maanta War-murtiyeed ka kooban saddex 13-qodob oo ay isku af-garteen Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul-goboleedyada dalka.

war murtiyeed

warmurtiyed2