Daawo Maamulka Somaliland oo Siyaabo Kala Duwan Kaga Hadley Xasuuqii Ay Ciidamo Itoobiyaan Ah Ka Geysteen Deegaano Hoos Taga Somaliland

0
89

Maamulka somaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadley xasuuq ay ciidamo itoobiyaan ah u geysteen shacab ka tirsan somaliland ayagoo halkaasi ku diley in ka badan 40 ruux.

Hadalaldoodiina waakan ee nala daawada.