Amiin camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir ka turjumaya farqiga u dhexeeyey somaliya sidey aheyd 1982 iyo sida ay maanta tahay, amiin ayaa waxaa uu sawirkiisa kusoo qaatey in 1982 dalka somaliya uu qani ku ahaa dhoofinta xoolaha kaasoo inta badan loo dhoofin jirey dalalka carabta, Balse 2016 ay xukuumada somaliya ku badeshey dhoofinta gabdhaha somaliyeed si ay guriyaha carabta uga shaqeeyaan waana arin aad u fool xun una baahan in laga dhiidhiyo.

