Sida aynu ka warheyno degmada afgooye beryahan waxaa ka taagan dulmi kii ugu weynaa kaasoo ay indhaha ka daboosheen dowlada federaalka somaliya iyo maamulka uu hogaamiyo shariif xasan oo aan marnaba ka hadlin dulmiga baaxada weyn ee lagu hayo shacabka ku nool degmada afgooye.
Amiin Camir oo in badanba la socda siyaasada guud ee dalka somaliya gaar ahaan dulmiga ka taagan gobolka shabeelaha hoose ayaa qalinkiisa waxaa kuu ku cabirey dhoohsanaanta shariif xasan iyo qaabka uusan ula soconin waxa ka dhacaya deegaanada uu sheeganaayo in uu masuul ka yahay.


waa sawir muujinaayo wax ka jiro afgooye bes dadkii tageersana fikrada sh xasan sh adan ha arkan in uu ninkan dantiisa kaliya fiirsanayo waa daneyste walahi maxuu uqabtey reer afgooye bal iisheega ninkaa dalalka ah
Comments are closed.