Kulan looga hadlayey hiigsiga 2016 ayaa lagu wadey in uu ka furmo magalada kismaanyo kasoo waxoogaa hakad soo galey kadib kolkii qilaafaad yar yar soo kala dhex galey kooxaha hogaamiya maamulada gobolada.
Amiin Camir uu u dhuul doloola siyaasada ka jirta dalka ayaa waxaa uu soo sawirey in shirkaasi ay amar kusoo bixisey dowlada itoobiya inuu dhoco maalinta beri hadii kalana talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cidii diida.

