Daawo:-Madax Xanuun Lasoo Dersey Hogaamiyaha Raaskambooni Maamul Cusub oo La Magac Baxay Jubba Ganaane State oo Looga Dhawaaqey Magalada Muqdisho

1
175

jubba gananeMadax xanuun usoo hoydey hogaamiyaha raaskambooni maamul cusub oo la magac baxay juba ganaane state ayaa maalintii shaley looga dhawaaqey magalada muqdisho.

1 COMMENT

  1. waan u maleynaayey qiyaanada tumaasha darootka ay sameyaan in ay wah ka daran keeni doonto boot bootkooda wahow keenaya in kismaayo dadki lahaa ay ka saaran oo ay soo jeestaan digil iyo miriflaha lahaa iyo jareer wene iyo somali bantu dhulkooda dheel dheel ma ku dhumo mahaa yeeley ilaah aa la jiro ilaahna haqa ayow arkaa wana garsoore taas ayaa hubaal ah hamed madoowe maamulkisa wa haaran hal haaran ah nirig halaal ah ma dhasho taasna wa la wada ogyahay maamulkan ganaane state hadaan qabiil ahaan u qaadno macalinweyne aa sameystey ama macalinwini qof oow dhulkiisa ka tuugayo ma lahan dhulkaasna asaa wada dega asaana ugu badan somali oo dhan waa is baratey tumaasho daruut oo dhan hadey iskugu tagaan macalin weyne in aysan wahba ka qaadeynin waa la hubaa digil iyo mirifle wa qbaiilka keliya ugu madah adag uguna degaal hun aana dad tuug tuugin hadii ki kismaayo juga ay ka siiyen 2 badoo kursi sidaa kuma aamusi doono saan arko maalinba hal qabiil oo digil iyo miriflaha dhulkaas dega hadoow soo kaco oowna ku dhawaaqo hal maamul ahmed madoowe iyo tuugadisa wan huba tahriib ay ku imaaden ayey ku laabanayan kenya ayeyna ku laabanayan dhul ninkiisa aa leh wsc

    reer dafeet.com idinkana waah mahatsantihin sidaa u soo abisaan warka oo wanaaga ku jiro kun jeer waad mahatsantihiin

Comments are closed.