Ogeysiis dhamaan jaaliyada somalaaiyeed ee ku nool magalada ohio Columbus ee dalka mareykan in lagu qaban doono barnaamij aad u xiiso badan oo la magac baxay Somali Simann barnaamijkaas oo ay hor kacayaan profesoro wax ka dhiga jaamadaha dalka mareykanka sidaas iyo ka qeyb gal wacan.
