Daawo:Wararka Dibada:-Sacuudiga oo Maanta Qoorta Looga Gooyey 47 Ruux

0
236

sacuudiBoqortooyada dalka sacuudi arabia ayaa maanta waxaa ay qoorta ka goysey 47 ruux oo ay ku sheegtey iney ahaayeen argagixiso ah aygoo sheegeyna iney heleen maxkamad cadaalad ah isla markaana maxkamadu ay xukuntey.

Telfishinka aljaziira oo warkaasi soo tabiyeyna waakan.

Sources Aljaziira