Monthly Archives: October, 2015

Browse our exclusive articles!

Daawo sawirka Amiin uu Maanta Ka Sameeyey Mushaar La,aanta Heysata Askarta

In Mudo ahba waxaa la isla dhex marayey in mishaar la,aan ay heyso ciidamada dowlada federalka somaliya taasoo loo aaneynayo in ay inta badanba...

Wasiirka Gaashaandhiga oo Maanta Tegey Garoonka Belidoogle

Wafdi ka kooban saraakiil oo uu horkacayo Wasirrka Wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Muqdisho ayaa maanta gaaray Garoonka Diyaaradaha Ballidoogle ee Gobolka Shabeelada hoose. Wafdiga saraakiisha ayaa...

DHEGAYSO..DERSIGA 14AAD EE KITAABKA ABII SHUJAAC

Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladanAtlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan RiixUnknown Album

Dhegayso..Xoolo dhaqatada Koonfurta Soomaaliya oo bilaabay inay u guuraan dhulka taaga ah ee Gobolka Gedo.

Xoolo dhaqato Reer guuraa ah oo wata kumanaan neef oo xoolahooda ah isugu jira Geel,Lo iyo Ari oo kana kala yimid deegaano ka kala...

Roobab Iyo Isbaarooyin Godoon Geliyey Degmada Qoryooleey

Maamulka degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, ayaa sheegay in muddo Laba Todobaad ah ay xiran yihiin dhammaan wadooyinka gala degmadaasi, ka dib roobab...

Popular

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga oo kusoo wajahan dekeda magalada muqdisho

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka turkiga ayaa la...

Qaramada midoobey oo ka digeytey dhibaatooyinka ka imaan kara roobabka Guga

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay fatahaado baahsan oo ka...

Subscribe

spot_imgspot_img