Daawo:- Wareysi uu Universal Tv La Yeeshay Nicholas Kay,

0
34

keyTelefishinka caalamiga ee universal tv ayaa waxaa uu wareysi la sameeyey Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay, Waxaana wax laga waydiiyey Guud ahaanba Siyaasada Soomaaliya, Wixii u qabsoomay, Mooshinkii Madaxwaynaha iyo kuwii ka horeeyay iyo Qorshaha 2016-ka.

Wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan.