Daawo Sawir uu Amiin Ka sameeyey Siyaasada Wareertey ee Xisbiga Kulmiye

0
27

Amin camirBeryahan waxaa qalalaaso ka taagan tahay siyaasada guud ee somaliland ayadoo kol dhaweyd wasiiro ka tirsan somaliland ay iska casileen xilkoodii ayaa amiin camir waxaa uu qalinkiisa dul dhigey sayaasada xisbiga kulmiye uu ku wado somaliland.

KULMIYE991