Dhegayso..Jaaliyada Shabeelaha hoose ee Ingiriiska oo ka horyimid maamulka Shariif

0
186

brvJaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska gaar ahaan kuwa kasoo jeeda gobolka Shabeelaha hoose oo isugu yimid kulan ay ku falaqaynayeen qaabka iyo sida uu wax u wado aamulka gacan ku rimiska ah ee uu horboodayo Shariif Xasan.
Kulanka oo ahaa mid ay soo qabanqaabiyeen guud ahaan Jaaliyada kasoo jeeda gobolka Shabeelaha hoose gaar ahaan beelaha Gibil Cad,Biyomaal iyo Digil ayaa dhaleecayn iyo dardaaran isugu daray maamulka Shariif Xasan ee magaalada Baydhabo.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album