Cabasho hor leh ayaa ka imaneysa Gaadiidleyda ka shaqeysa wadada u dhexeysa magaalada muqdisho iyo baydhabo ayagoo ka cabanaya isbaarooyinka xad dhaafka ah oo ay dhiganayaan kooxaha ku labisan dareyska ciidanka dowlada.
Mid ka mid ah gaadiidleydaa oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in dariiqaas mar dhow uu u xirmi doono isbaarooleyda darteed loona baahan yahay in wax laga qabto.
gaadiidleyda shaabeelaha hoose ka shaqeysa
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
gaadiidleyda shaabeelaha hoose ka shaqeysa mobil
