Daawo Wiil Yar oo Muslin ah oo si qad Ay U Xireen Boliiska Kadibna Lasii Daayey

0
130

axmedBooliiska Magaalada Irving ee Dalka Maraykanka ayaa xiray, Axmed Maxamed oo ah 14-jir ah dhiganayayna iskuul ku yaalla magaaladaas, kaddib markii uu Iskuulka la yimid Saacad uu Gurigiisa kusoo sameeyay.

Maamulka dugsiga sare ee MacArthur ayaa u qaatay saacada uu keenay Axmed inay tahay bam gacmeed, waxayna si hoose u waceen ciidanka booliiska, taasoo keentay in wiilka yar lagu xiro xabsiga juvenile.oo ku yaala isla magaaladaas.

Bal nala daawada wiilkii yaraa oo la hadley The Dallas Morning News una sheegey sidey wax u dheceen.