Daawo:- Sawir uu Amiin Camir ka sameeyey Baarlamaanka Shariif Sakiin Sida uu u Ekaan doono

2
463

sakiinFarshaxanka weyn ee Amiin camir ayaa qalinkiisa waxaa uu manta si fiican uga Hadley qaabka uu u ekaando doono baarlamaanka la filaayo in uu yeesho maamulka shariif xasan kaasoo in mudo ah looga fadhidhiyo shariifka in uu bananka keeno.

shariif sakiin

 

2 COMMENTS

  1. ISHIIS LAGA ARKA USHIIS LAGU TUMAA
    Marki la arki lana ogaadi daciifnimada, dabacsanaanta ka muuqata masuuliyiinta, waxgardka, culuma diinta iyo odey dhaqameedyada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa hada waxa suura gashay in eey ka dhacaan degaankooda wax aan ka dhicin degaanada kale ee Somaaliya. Male sheegi kara sida“Sakiin” isku magacaabo in oo yahay “madaxweynaha” koonfur galbeed Somaaliya iskuna darsaday degmooyinka Shabeelada Hoose, Bay iyo Bakool. Aween qabiiladi ka dhashay KGS sida Digil iyo Mirifle (Bay iyo Bakool) ama Biyo Maal (Sh. Hoose). Sidey be u dhacday beelo aan deegaanka wax taarikh ah aan ku laheen, dulsaarne ku yimid in manta lo ogalaado iney wax ku yeeshan maamulka KGS. Sakiin waxa ku haayo meesha oo danahooda fuliya: mooryaanta iyo ciidan beeleedka beesha Hawiye – gaar ahaan Habar Gidir iyo seeydiyaashiis Murusada. Ayaga oo u shaqeeya, amar ka qaata, danahooda fuliya si awoodisa u meel mariyo. Waxu sakiin raali oga yahay in eey moryaantan si wataan barakicin, dhaca dhulka danta guud, caburinta shacabka iyo xalaalaysiga hantida shacabka Konfur Galbeed Somaaliaya.
    ISHIIS LAGA ARKA USHIIS LAGU TUMAA

Comments are closed.