Madaxweyne Siilaanyo ayaa shaley waxaa uu suldaanka ku eedeeyey in intuu nabada ka talin lahaa uu qori qaatey taasina aysan ku habooneyn in uu suldaan sameeyo, Suldaan wabar oo la hadley Universal ayaa jawaab adag ka bixiyey hadaladii shaley kasoo yeerey Siilaanyo ee waatan nala daawada