Dhegeyso: Maamulka Degmada Afgooye oo Lagu Eedeeyey Musuq Maasuq Iyo Dhul Bixin

0
155

afgoyeMaamulka degmada afgooye oo uu hormuudka ka yahay Xaaji Gaabow ayaa waxaa lagu eedeynayaa in ay degmada ka wadaan musuqmaasuq aad u weyn iyo dhul bixin aan loo fiirsan.

Masuul horey uga tirsanan jirey maamulkii hore ee degmada afgooye laguna magacaabo mahdi xasan aya sheegey in degmada tan iyo siduu u yimid gudoomiyaha cusub ay ka socotowarqado lahaansho dhul oo loo sharciyenayo goobihii ay laheyd degmada waxna loogu qaban lahaa shacabka.

 

degmada afgooye

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

degmada afgooye mobil

 

Daafeet.Com