Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso: Odayaal isaga Baxay Shirkii Shaley Ka Furmey Magalada Kismanyo

Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa shaley waxaa uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ka Furay Shirka dib u heshiisiinta Dadka Dega...

Maxey Kula Tahay Inuu Ku Dhaman Doono Shirka Baydhabo Ka Socoda?

Waxaa magaalada Baydhabo si wadajir ah shir lagu dhisaayo maamul ay yeeshaan gobolada Bay,Shabeelaha hoose iyo Bakool uga furay Gudoomiye Jawaari iyo Ra'isulwasaare Cabdiweli,Waxaana...

Dhegeyso:-Xildhibaan Xaabsade oo Ka Hadley Bananbixii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhaba

Waxaa shaley magalada baydhaba ka dhacay bananbax balaaran oo looga soo horjeedo shirkii shaley ka furmey magalada baydhaba, Banaanbaxaas ayaa waxaa laga wareysey Xildhbaan...

Dhegayso..Daawo Sawirada Banaanbaxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Baydhaba oo Looga Soo Horjeedo Shirka Ka Furmey Baydhabo

  Halkan ka dhegaysoUnknown Album Waxaaa manta ka dhacay Baydhabo, Banaanbax aad i ballaran oo ay soo abaabulkiisa lahaayeeen dhamaaan shacabka reer Baydhabo . Magaalada waxaa la...

Dhegayso..Prof. Maxamed Xaaji Mukhtaar”Aniga waxaa ogaa maamul Lixgobol ah oo Baydhabo laga dhisay..Waxa la furay maantana waa Ihaano”

Waxaan maanta nasiib u helnay in gudaha Studio-yaheena Wadajirradio ee magaaladan Atlanta aynu kula kulano Prof Maxamed Xaaji Mukhtaar kana wareysano dhacdooyinka haatan taagan...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img