Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan.
Halkan ka dhegaysoUnknown Album
Shirka maanta ka furmay Baydhabo waxaa diiday oo aanan ka qayb galin maamulka Lixda gobal ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunow.
Hadaba sababaha ay u diideen...