Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:-War Deg Deg Ah Shirkii Ka Furmey Baydhabo oo Hakad Galey

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in uu hakad ku yimid Shirkii Dib u heshiisiita ee Magaalada Baydhabo uu...

Dhegeyso:- Wareysi An La Yeelaney Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

Waxaa inoo suura gashey in aan qadka telfoonka ku tiigsano madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane Madobe Nuunow Maxamed isaga oo jooga magalada...

Dhegeyso: Malaaq Shiine oo la Degtey Doontii Maamulka 3da Gobol ee Uu Ka Raacey Magalada Muqdiso

Malaaq shiine oo ka mid ahaa odayaashii maalinta cad go,aanka ku gaarey iney ka goostaan maamulka 6da gobol ee uu gacantiisa ku dhisay ayaa...

C/llahi Goodax oo Sheegey In Wasaarada Arimaha Gudaha Ay Xafiis Ka Furan Doonto Magalada Kismaanyo

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in wasaaraddiisu ay xafiis ka furanayso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Goodax oo ka...

Daawo:- Sawir uu Amiin Camir ka sameeyey Shirka Ka Furmey Magalada Kismaanyo

Amiin camir ayaa waxa auu sawir gacmeed ka sameeyey kulan shaley ka furmey magalada kismaanyo kulankaas oo la sheegey in uu yahay kulan dib...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img