Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo Maanta Ka Badbaadey Isku Dey Dil

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa maanta ka badbaaday isku day dil loo lagu qaarijin lahaa, kaddib markii kooxo hubeysan ay ku weerareen meel ku...

Daawo:- Wax Qabadka Taha Charity ee Magalada Baydhabo

Waxaan halkan idinguna soo gubineynaa in aad nala daawataa waxqadanka ay taha charity ka heyso magalada baydhabo ee nala daawada. https://www.youtube.com/watch?feature=youtu.be&v=wVwivlfZ69c&app=desktop Daafeet.Com  

Dhegayso…Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta ka shiraya mooshinkii laga keenay Dowlada

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa waxa uu xalay shaaca ka qaaday in Xildhibaanada la soo gaarsiiyay fariin qoraaleed (SMS) ah oo ka timid Xafiiska...

Daawo Tvga Dowlada oo Soo Bandhigey Qoraalkii Xukumada Kasoo Baxay Ee Lagu Joojinaayey Shirka Ka Socda Baydhabo

Daawo Somali National Tv oo soo gudbiyey qoraalkii ay kuwada saxiixnaayeen sedexda masuul ee ugu sareysa xukuumada federalka kaasoo ay ku joojinayeen shirka gacan...

Daawo Sawir uu Amiin Caamir Tooshka Ugu Ifinaayo Xildhibanada

Xiisadaha ku beegan moshinka laga keeney reysulwasaaraha ayaa amiin camir waxaa uu tooshka si toos ah ugu ifinayaa sawirka xildhibanada barlamaankan kuwaasoo caadeystey in...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img