Daawo Tvga Dowlada oo Soo Bandhigey Qoraalkii Xukumada Kasoo Baxay Ee Lagu Joojinaayey Shirka Ka Socda Baydhabo

1
145

go'anDaawo Somali National Tv oo soo gudbiyey qoraalkii ay kuwada saxiixnaayeen sedexda masuul ee ugu sareysa xukuumada federalka kaasoo ay ku joojinayeen shirka gacan ku rimiska ee beryahanba ka socdey magalada baydhaba kaasoo ay hor kacayeen kooxo dano gaar aheed meesha la tegey.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Waan Ku racsanahay Bayaanka kasoo baxay 3da masuul Ee dalka Uga sareeya Ee ay Ku joojiyeen foodada Lagu dhoob dhoobeyo Baydhabo wana xaaraan cad shirkaasi waana in la iska qabtana waa muqadis

Comments are closed.