Afhayeenka Malaaqyada koonfur galbeed somaliya Malaaq shiine ayaa ka war bixiyey xaalada guud ee magalada baydhaba wuxuuna sheegey in xaalada ay hada tahay mid...
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, ayaa waxaa ey sheegayaan In loo diday inuu galo magaaladaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan...