Dhegeyso:-Wasiirka Amniga Qaranka Koonfur Galbeed Somaliya oo u waramey xalada baydhaba

0
139

geseeyWasiirka amniga qaranka koonfur galbeed ayaa maanta ka waramey xiisada ka taagan magalada baydhabo taasoo la sheegayey in shariif sakiin uu tegey magalada baydhaba isla markaana loo diidey inuu gudaha u galo magalada.

 

Cabdi casiis geeseey

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Cabdi casiis geeseey mobile

 

Daafeet.Com