Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:- Bananbax xoog leh oo hada ka socda magalada baydhabo

Banaanbax ayaa markale ka biloowday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, halkaasi oo shalay uu ka dhacay banaanbax iyo iskahorimaad khasaaro kala duwan geystay. Mid...

Dhegeyso:- Taliyaha ciidanka Boliska gobolka bay oo ka hadley xaalada magalada baydhaba

Taliayaha ciidanka boliska gobolka baay oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in xaalada magalada baydhabo ey tahay mid kacsan wareysigiisana waxaa uu u dhacay...

Amiin Camir oo sawir mashaakil ah ka sameeyey Shariif Sakiin

Farshaxanka weyn ee Amiin Camir ayaa waxa uu sawirkan ku cabirayaa dabinkii shariifka uu ugu dhacay kursi raadinta Daafeet.Com  

Daawo:- Wuxuu shariif Sakiin shaley baydhabo kala kulmey

Dayaarad sidey Xildhibaan Shariif sakiinayaa shaley waxaa ey ka caga dhigatey magalada baydhabo isagoo doonayey in uu halkaas kaga qeyb qaato shirka 3 gobol...

Dhegeyso:-Odayaal lagu diley degmada Buur hakaba

Warar ka imaanaya degmada buur hakaba ayaa waxaa ey sheegayaan in 7 odey gaari ey la socdeen lagala degey degmada buur hakaba isla markaana...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img