Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Salaadiinta Aw-Digil waxa ku Ceebta ah ma gartaan?

Guud ahaan Ummad Ummad-nimadeeda waxaa laga dayaa hogaankeeda(Culimada iyo Umarada) oo hadii ummadu ay hesho hogaan wanaagsan waxaa hubaal ah inay ummadu wanaagsanaanayso hadiise...

Daaw Sawir Gacmeedka uu ka Sameeyey Amiin Camir Hishiiska ey Galeen Madaxweynaha iyo Kooxaha Dhul boobka

Farshaxanka weyn ee Amin Camir ayaa waa uu sawirkan ku muujinayaa in dagalada ka socda gobolka shabelaha hoose ey yihiin hishiis ey wada galeen...

Dhegeyso:-Afhayeenka Jaaliyadda Gobolka Shabeelada Hoose ee Waqooyiga Yurub oo ka Hadley Dagalada ka Socda Gobolka Shabelaha Hoose

Afhayeenka jaaliyadda gobolka Shabeelada hoose ee Waqooyiga Yurub mudane Cumar Cali Axmed ayaa waxa uu ku eedeeyay in dagaalka ka socda gobolka Shabeelada hoose...

Dhegeyso: Faysal Cali waraabe oo Madaxweynaha Ku Dhaliiley Dagaalka ka Socda Gobolka Shabelaha Hoose

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe oo la hadlayay warbaahinta ayaa si kooban uga hadlay dagaallada ka socda gobolka Shabeellada Hoose,...

Daawo..Beesha Biyomaal oo iclaamiyay dagaalkii Habargidir looga ciribtiri lahaa gobolka Shabeelaha hoose

              Kulan balaaran oo ay maanta Muqdisho ku yeesheen qaybaha kala gedisan ee wax garadka beelaha Direed ayaa waxaa lagu Iclaamiyay dagaal aan loo kala...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img